Al Shabaab oo Hir galisay Mashruuc lagula dagaalamayo Kaneecada (Daawo Sawirada)

Maamulka Al Shabaab ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa deegaanka Kuunyo Barrow ka hirgalisay mashruuc lagula dagaalamayo Kaneecada oo dhibaato badan ku heysa dadka deegaanka. Mashruucan lagula dagaalamayo kaneecada waxaa fulinaya dhalinyaro loo tababaray sumeynta kaneecada, kuwaa oo adeegsanaya daawooyin iyo agab kale oo lagula dagaalamo kaneecada. Maamulka Al Shabaab ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in … Continue reading Al Shabaab oo Hir galisay Mashruuc lagula dagaalamayo Kaneecada (Daawo Sawirada)